Daawo: Dhakhtarka Jarmalka ee Burco oo Bilkasta Arbacada u horeysa Dadka Macaanku ku dhacay ugu Deeqay Dawooyin iyo Talooyin Bilaash ah

0
Thursday February 02, 2017 - 12:37:36 in by salman abdi
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dhakhtarka Jarmalka ee Burco oo Bilkasta Arbacada u horeysa Dadka Macaanku ku dhacay ugu Deeqay Dawooyin iyo Talooyin Bilaash ah

    Dr. Axmed Xaji Xasan Caqwed oo ku Takhusay Cudurada Gudah islamarkasna 6 sann ka hor kasoo guuray waddanka Jarmalka aya daaweyn iyo talooyin bilaash ah isugu daray dadka la nool xanuunka macaanka ee deggen gobolka Togdheer,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Axmed Xaji Xasan Caqwed oo ku Takhusay Cudurada Gudah islamarkasna 6 sann ka hor kasoo guuray waddanka Jarmalka aya daaweyn iyo talooyin bilaash ah isugu daray dadka la nool xanuunka macaanka ee deggen gobolka Togdheer,

 Waxana Dhakhtarku uu casharo ku saabsan sida looga dawoobo, sida looga hortagi karo iyo waxyaabah la isticmaalo haddii xanuunkani kugu dhaco uu ku bixiyaa Bilkasta Arbacada ugu horeysa Gelinka Danbe Cisbitaalkiisa oo la Yidhaa Burco German Hosbitaal oo ay Bulshadu u Taqaan Cisbitaalka Jarmalka oo ku yaal xaafada palaza.

Dr Cawed ayaa si gaar ah u sharaxay kulankan iyo talooyinkan uu bil ksata hal mar sida bilaashka ah ugu siiyo cisbitaalkiisa dadka la nool xanuunka sonkorta ama macaanka