Dadweynaha Degmada Gar Adag Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Khamri Ku Soo Badanaaya +Moogananta Ciidanka Booliska

0
Saturday February 04, 2017 - 15:38:08 in by Burco Office
  • Visits: 588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadweynaha Degmada Gar Adag Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Khamri Ku Soo Badanaaya +Moogananta Ciidanka Booliska

    Gar Adag(AFKA)Waxaa Mudooyinkii Ugu Dambeeyey Degmada Gar Aadag Ee Gobolka Sanaag Ku Soo Badanaayey Maan Dooriyaha Loo Yaqaan Khamriga Taasi Oo Bulshada Deeganku Cabasho Balaadhan Ka Muujiyey waxaana Si Soo Taraysa Cabashada Sida Fiicnta Looga Qaylin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gar Adag(AFKA)Waxaa Mudooyinkii Ugu Dambeeyey Degmada Gar Aadag Ee Gobolka Sanaag Ku Soo Badanaayey Maan Dooriyaha Loo Yaqaan Khamriga Taasi Oo Bulshada Deeganku Cabasho Balaadhan Ka Muujiyey waxaana Si Soo Taraysa Cabashada Sida Fiicnta Looga Qaylinaaayo


Ka Ganacsiaga Khamriga Ayaa Ku Soo Badanaaya Degmada Gar Aadag Ee Gobolka Sanaag Dhawaaan Bay Ahayd Markii Uu Wariye Tv Caalamiga AH Ee Universal Ee Degmada Gar Adag Maxamed Faarax Caateeye, U Kuur Galay Cabashada Dadweynaha Ka Cabaanaya Khamriga Waxayna In Ta Badan Dadka Ku Nool DagmadaGar Adag Ayaa Waxay Baaq U Direen Xukumada Talada Dalka Haysa Waxayna Ku Baaqeen In Si Deg Deg AH Looga Qabto Bulshada Oo Uu Dhibaato Weyn Ku Haya Maan Dooriyaha Loo Yaqaan Khamriga

Taasi Taasi Ayaa Sababtay In Xabsiga Degmada Gar Adag Loagu Xidho Maxamed Faarax Caateeye Oo Warkaas Baahiyey Cabashada Dadweynaha Ka Cabanaayyey Khamriga
Lamana Garnaayo Sababta Uu Mudo Gaadhaysay 6 Cisho Xidhan Sifo Sharci Daraa Saldhiga Degmada Gar Adaag
Ciidamada Booliska Degmada Gar Adag Ayaa Ka Gaabiyey Sidii Gabi Ahaan Gacanta Lagu Dhigi Laha Dadka Ka Ganacsada Khamriga



Gar Adag  Office

Conatact@Afkashacabka