Daawo:Siyaasi Ibraahim Dubad oo Si Aqooneysan uga Hadlay Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Teknolojiyadda iyo Horumarka Dalka

0
Sunday February 05, 2017 - 12:30:30 in by Burco Office
  • Visits: 482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Siyaasi Ibraahim Dubad oo Si Aqooneysan uga Hadlay Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Teknolojiyadda iyo Horumarka Dalka

    Hargeysa(HGN):-Xoghyaha Teknolojiyadda xisbiga WADDANI Inj.Ibraahim Dubbad, ayaa ka hadlay saameynta dhaqaale ee Teknolojiyaddda casriga ahi ku lee dahay sicir-bararka, waxaana sheegay in adeegyada lacagta ee Mobiladu aanay wax saameyn ah ku lahayn s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HGN):-Xoghyaha Teknolojiyadda xisbiga WADDANI Inj.Ibraahim Dubbad, ayaa ka hadlay saameynta dhaqaale ee Teknolojiyaddda casriga ahi ku lee dahay sicir-bararka, waxaana sheegay in adeegyada lacagta ee Mobiladu aanay wax saameyn ah ku lahayn sicir-bararka balse ay qeyb ka yihiin korodhka dhaqaale ee wadanka