Madaxwaynaha Somalia Iyo Amiirka Qatar Oo Telefoon Kuwada Xidhiidhay
sidoo kale waxa ay kawada hadleen arrimo badan oo kale oo ay kamid yihiin arrimaha Doorashada
Intii ay telefoonka ku wada hadlayeen labada masuul waxa ay kawada hadleen arrimo khuseeya labada Waddan , iyaga oo kawada hadlay xidhiidh ka labada waddan , iyo sidii loo sii horumarin lahaa , sidoo kale waxa ay kawada hadleen arrimo badan oo kale oo ay kamid yihiin arrimaha Doorashada , iyo danaha labada Waddan.Hargeisa (HWN) Emir ka Dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa shalay waxa ay wada yeesheen wada hadal Telefoon ah Madaxwaynaha Somalia Hassan SH Mohamoud , sida ay qortay Warbaahinta Qatar .
Source:www.gulf-times.com
Madaxwaynaha Somalia Iyo Amiirka Qatar Oo Telefoon Kuwada Xidhiidhay
sidoo kale waxa ay kawada hadleen arrimo badan oo kale oo ay kamid yihiin arrimaha Doorashada