Gudoomiye Muuse Biixi Oo Xasuusan Sidii Cukuse Uga Codeey ,Musharaxnimadiisa Xisbiga Kulmiye Doorashadii Lagu Doortay

0
Tuesday February 07, 2017 - 10:01:04 in by Burco Office
  • Visits: 1236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Muuse Biixi Oo Xasuusan Sidii Cukuse Uga Codeey ,Musharaxnimadiisa Xisbiga Kulmiye Doorashadii Lagu Doortay

    Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Markii Loo Doortay Inuu Noqdo Musharax Madaxweyne Xisbiga Kulmiye Sanadkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Markii Loo Doortay Inuu Noqdo Musharax Madaxweyne Xisbiga Kulmiye Sanadkii 2015 kii Markaas Loo Adaag Dhexmaray Siyaasinta Ku Hirdamaayey Xisbigaasi Ayaa Waxa Uu Sababay In Xisbiga Kullmiye U Kala Jabo Laba Garab U Inta Xubno Miisan Kulahaa Xisbiga Kulmiey Iyo Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ka Dareen Xisbigaasi Islmarkaas Qaar Kale Ka Codeeyeen Oo Kamdia Ahaa Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Mr Cukuse Taasi Oo Muuse Biixi Qalbigiisa Ku Reebtay Xasuus Ma Guurtaa Waxaana Hada Laga Jooga Laba Sano Hada Markii Shalay Munaasibada Balaadhan Logu Soo Dhaweeneyy Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye Ayuu Muuse Mar kale Weydiyey Cukuse Qaabkii Uga Codeeyey Maalintaasi Waxaana Tani cadeyn Buuxda U Tahay In Muuse Biix Wali Qalbiga ku Hayo Ragii Sida Buuxday Oga Soo Horjeedey Musharaxnimadiisa

Image may contain: 5 people, people smiling, text
Taasi Oo Wali Garabkii Hogaaminayey Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Ee Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Haadan Loolan Adaag Oo Siyaadeed La Hortaagan Muuse Biixi Cabi Musharax Xisbiga Kulmiye

Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aadan Koronto
Hargeysa/Office
Contact:Koronto935@gmail.com