Daawo: Barlamaanka Scotland Oo Cod Aqlabiyada Ku Diiday Ka Bixista Britain Ee Midowga Yurub

0
Wednesday February 08, 2017 - 12:15:42 in by salman abdi
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Barlamaanka Scotland Oo Cod Aqlabiyada Ku Diiday Ka Bixista Britain Ee Midowga Yurub

    Barlamaan Goboleedka Scotland ayaa ku gacan saydhay, In Britain ay ka baxdo midowga Yurub, waxaanu barlamaanka taa badalkeeda dawlada Ingiriiska ku booriyay inay tix geliso, qodobka kontonaad ee heshiiskii Lisbon lagu gaadhay, oo waajibinayay ka mid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barlamaan Goboleedka Scotland ayaa ku gacan saydhay, In Britain ay ka baxdo midowga Yurub, waxaanu barlamaanka taa badalkeeda dawlada Ingiriiska ku booriyay inay tix geliso, qodobka kontonaad ee heshiiskii Lisbon lagu gaadhay, oo waajibinayay ka mid ahaanshaha Midowga Yurub.

 

Barlamaanka Scotland oo aan lahayn awood uu ku hor joogsado, aftidii shacabka Ingiriisku ku go’aansadeen, ka bixista Midowga Yurub, ayaa haddana mucaaridadiisu noqonaysa mid sii kordhin doonta kala fogaanshaha England iyo Scotland, cod bixinta barlaamanka ayaa sagaashan mudane diideen ka bixista midowga Yurub, tiro sadex meeloo ka yar oo kaliyiina taageereen.