"Dawladda Imaraadku Somalia Ayay Ka Soo Saxeexatay Saldhiga Milatari Shacbiyow Idinka Ayay Idin Taala Haddii Aad Aqbalaysaan"Xildhibaan Bashiir Tukaale.

0
Wednesday February 08, 2017 - 16:54:34 in by salman abdi
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dawladda Imaraadku Somalia Ayay Ka Soo Saxeexatay Saldhiga Milatari Shacbiyow Idinka Ayay Idin Taala Haddii Aad Aqbalaysaan"Xildhibaan Bashiir Tukaale.

    Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa sheegay in Saldhiga Milatari ee Imaraadku Berbera ka samaynaayo ay ka soo saxeexdeen Dawladda Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus