DegDeg: Murashax kamida Murashaxiinti u Gudbay Wareega 2aad ee Doorashada oo Ka tanaasulay Tartanka

0
Wednesday February 08, 2017 - 17:16:45 in by salman abdi
  • Visits: 637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DegDeg: Murashax kamida Murashaxiinti u Gudbay Wareega 2aad ee Doorashada oo Ka tanaasulay Tartanka

    Doorashadii Madaxweynaha Somaliya oo si habsamiya u socota ayaa Waxa isa soo taraya tanaasulka murashaxiinta ku loolamaya kursiga u sarreeya Dalka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashadii Madaxweynaha Somaliya oo si habsamiya u socota ayaa Waxa isa soo taraya tanaasulka murashaxiinta ku loolamaya kursiga u sarreeya Dalka,

 Waxana imminka ku dhawaaqay inu ka tanaasulay Tartanka, isla markaasna hore ugu guuleystay inu usoo gudbo wareega 2aad Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo ah Raisulwasaaraha Somaliya ee Xilligan isagoo sheegay in maadaama xildhibaanadu daaleen oo saacado badan meesha la joogay aanu kellifay in Wareeg 3aad la galo isla markaasna u fududaynayo wareega 2aad, wuxuna kelmado kooban uu ujeediyey xildhibaanada ku yidhi "Waxan joogna Meel fiican oo manta an madaxweyne ku dooran karno, Maadaama an ahaa Qofki u danbeeyey 4ta qof waxan goostay inaan ka tanaasulo, waana garan karaa guuxiina meesha ka socda, waad mahadsantihiin” ayu si kooban ugu yidhi xildhibaanada labada aqal ee u codaynaya madaxweynaha somaliya

Image may contain: one or more people, crowd and indoor





Waxii Warar ah ee soo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah


ISHA KU HAY AFKASHACABKA.COM