War Deg Deg ah: Wareegi 2aad oo Si toosa loogu Doortay Madaxweynaha Somalia Loona Dhaariyey

0
Wednesday February 08, 2017 - 19:34:13 in by salman abdi
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Wareegi 2aad oo Si toosa loogu Doortay Madaxweynaha Somalia Loona Dhaariyey

    Xildhibaanada labada Aqal ayaa Wareegi 2aad ee Doorashada ku kala Reebay 3dii Murashax ee isugu so hadhay wareegaasi waxana wareegan oo uu cod aqlabiyad ah ku hogaaminayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada labada Aqal ayaa Wareegi 2aad ee Doorashada ku kala Reebay 3dii Murashax ee isugu so hadhay wareegaasi waxana wareegan oo uu cod aqlabiyad ah ku hogaaminayey Madaxweynaha Cusub ee iminka La doortay Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa 184 cod ku soo baxay halka 97 Cod uu helay madaxweynihi hore xasan sheekh iyadoo 46  codna uu ku guuelystay sheekh shariif, MD Xasan sheekh ayaa intii an la gudbin wareega 3aad soo kacay isla markaasna u tanaasulay md farmaajo oo codka ugu badan lahaa, waxanu tilmaamay inu u haniyeynayo walaalki doorashada isla markaasna uu la shaqayn doono isago bogaadiyey madaxweynaha cusub una duceeyey shacabkana ka codsaday inay garab istaagaan oo la shaqeeyaan.

khudbadihii saddexda murashax iyo dhaartii madaxweynaha cusub la soco goor dhow


ISHA KU HAY AFKASHACABKA.COM