War Deg Deg :Buuq iyo Dagaal Ka Bilowdey Fadhigii Saaka Ee Baarlamaanka , Ciidamo Xoog Ku Saaray Xildhibaano Iyo Gudoomiye Ciro Oo Fadhiga Ka Baxay+Sawiro

0
Sunday February 12, 2017 - 10:19:23 in by Burco Office
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg :Buuq iyo Dagaal Ka Bilowdey Fadhigii Saaka Ee Baarlamaanka , Ciidamo Xoog Ku Saaray Xildhibaano Iyo Gudoomiye Ciro Oo Fadhiga Ka Baxay+Sawiro

    Buuq iyo dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxaa uu hada kabilowdey fadhigii saaka ee baarlamaanka la isku yeedhay markii uu madaxweyne Siilanyo khudbadiisii dhameeyey Waxaa xarunta xoog ku soo galay ciidamo isla markaana waxaa ay xoog ku sareen xil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buuq iyo dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxaa uu hada kabilowdey fadhigii saaka ee baarlamaanka la isku yeedhay markii uu madaxweyne Siilanyo khudbadiisii dhameeyey Waxaa xarunta xoog ku soo galay ciidamo isla markaana waxaa ay xoog ku sareen xildhibaano mucaarid ah oo diidanaa heshiiska Madaarka BerberaSidoo kale waxaa fadhiga hada iskaga baxay gudoomiyaha golaha wakiilada oo fadhigan aan fadhiyin waxaaana fadhiga ku soo hadhey gudoomiye saleeban oo kalia Image may contain: one or more people, people on stage and people standingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: one or more people and outdoor