War Deg Deg:Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey Oo Xabsiga La Dhigay,Cida Amartay

0
Sunday February 12, 2017 - 10:55:49 in by Burco Office
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey Oo Xabsiga La Dhigay,Cida Amartay

    Burco(AFKA)Ciidanka Policeka Gobolka Togdheer Ayaa Xabsiga U Taxaabay Maayirkii Degmada Dhoqoshey Doob Yagse,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Ciidanka Policeka Gobolka Togdheer Ayaa Xabsiga U Taxaabay Maayirkii Degmada Dhoqoshey Doob Yagse,
Magaalada Burco Ayaa Hadal Haynta Ugu Badan Ee Laysla Dhexmaraayo Ay Tahay Maayir,Maayir Loo Xidhay,Kadib Markii Maalintii Shalay Maayirka Degmada Dhoqoshey Dhaliilihii U Cuslaa Huwiyay Maayir Muraad Oo Uu Sheegay Inuu Fidmooyin Ku Abuuray Qaar Ma Mida Deegaanada Hoos Taga Degmada Dhoqoshey Oo Maayirka Degmada Burco Dhex Dhigay Qabyaalad Beeleeysan Taas Oo Uu Tuulada Nasiye U Kala Qaybiyay Beelo Beelo.,IIsla Markaanu Uu Doonaayo Inuu Hoos Geeyo Degmo Kale

 

Xidhiga Maayirka Degmada Dhoqoshey Ayaa Waxaa Amarkiisa Bixiyay Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax,Waxaana Loo Aanaynaya In Xadhiga Gudoomiye Doob La Xidhiidho Hadalo Lagu Xaman Jiray Maayir Muraad Oo Maalintii Shalay Gudoomiyaha Dhoqoshey Daaha Ka Fayday
  

Wixii Warara Ee Ka Soo Kordha Arintani Waxaanu Idinku Soo Gudbinaynaa Wararkayaga Danbe