GACAN YARAHA (UAE) MORGAN W/Q Cabdiqani Jaamac

0
Sunday February 12, 2017 - 11:50:38 in by Burco Office
  • Visits: 1358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GACAN YARAHA (UAE) MORGAN W/Q Cabdiqani Jaamac

    Bismilaah ugu horeyn alle ha inaga kor qaado abaaraha baahsan iyo naf iyo maal ba lagu wayay allena raxmaadkiisa ha inoo shubo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaah ugu horeyn alle ha inaga kor qaado abaaraha baahsan iyo naf iyo maal ba lagu wayay allena raxmaadkiisa ha inoo shubo.

Waxaan maqaal kan yare e kooban kaga hadli doona nimanka usoo lafa gurtey boobka dhaca dilaalnimada hantida qarankan leeyahay jamahuuriyada s.land ,taaso ay eeganayaan inka badan 4(million) qof o somalilander ah .

Dilaalka ama gacanyaraha imaaradka usoo direen inay booban hantida umadan leedhay oo lagu magaacbo baashe (morgan) ooah nin ku tafakilay hantida umada isagoo hore u iibiyay dekada qaran ka ee berbera isagoo eeganaya dan shaqsi ama mid qoys taaso inta la ogyahay ay imka ku leyihiin share dhan (4%) waa wax laga xishoodo in hanta qaran laga door bido mid qoys ama shaqsi maantana sidey ognahay waxaa imaaradka uu gacanta ugaliyay madaarka calamiagaa e berbera halkaas ooloog dan leeyahy in laga weeraro wadanada aynu jaarka nahay siiba cilaaqaad fog oo ganacsi leenahay sida aynu wada ogsoonhay maaha in laynuu kusoo gabado mad hab islaamiya run ahantii weynu hay islaam sunnya lkn maaha in umada la inookusoo gabado wy jiraan dhul badan oo ka sameysan karaan saldhi miletery lkn maaha dantu saldhi kaliyaa(TIMIR LAF BA KU JIRTA ) umada qaran hantideeda oola lunsadaa ciqaabadka ka imanaya waala wada ogyahay lkn nimanka maanta lunsadey beri ba xisaab alle wey iman hadii maanta xisaab loo waayay xukuumada xisbiga kulmiyena waxay isku bahaysatay nin walooba halka kuugu dhaw darso .

Gaar ahan gacan yaraha madaxtooyada iyo dilaalka imaaraadka carabta waa laba shaqsi ooo aad ugu takufulay awoodo aanay lahayn hanta lunsi dhac boob musuqmaasuq iyo riwaaydao badan oo inoo soo socda alle ha inaga shar tilee .

Waar alle halaga cabsado msiirka umada talasda u haysana sidii sharciga ugu shaqeeya maanta maalin aan ahaynba la tagi doona .

Wabilaahi tawfiiq

Qora:A/KANI JAMA ALI

ADDRES:SHICIB1000@GMAIL.COM

TEL:0634287344