Daawo:"Somaliland Wax Foolxun Ayaa Saaka Ka Dhacay, Waa Inqilaab Aan Dhiig Ku Daadan, Waxaanse Saleebaan U Sheegaya ....."Xasan Guure
Hargeysa(AFKA)Mujaahid Xasan Guure ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay wixii Saaka ka dhacay Golaayasha Baarlamaanka, wuxuu eeda dusha u saaray
Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, oo uu sheegay inuu Qabyaalad cad ku tageeray Xukuumadda, isagoo og in aan heshiis sharciya oo laba dal wada galeen aan la keenin Golayaasha. Xasan Guure