Daawo:"Siilaanyo Maanta Taas Lagama Filayn Waana Ku Ceeb Tariikhdiisi Oo Dhan, Maxkamadda Ayaanu Gaynaynaa Waxani Heshiis Maha". Maxamed Xaashi

0
Sunday February 12, 2017 - 14:47:40 in by Burco Office
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Siilaanyo Maanta Taas Lagama Filayn Waana Ku Ceeb Tariikhdiisi Oo Dhan, Maxkamadda Ayaanu Gaynaynaa Waxani Heshiis Maha". Maxamed Xaashi

    Hargeysa(AFKA)Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda ayaa si adag uga hadlay go'aankii sharciga baalmarsanaa ay labada golle maanta sheegeen inay ku ansixiyeen saldhig millatari oo Imaaradku ka samaysanayo Berbera, isaga sheegay inay Maxkamadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda ayaa si adag uga hadlay go'aankii sharciga baalmarsanaa ay labada golle maanta sheegeen inay ku ansixiyeen saldhig millatari oo Imaaradku ka samaysanayo Berbera, isaga sheegay inay Maxkamadda Sare u gudbin doonaa dacwad ka dhan ah arrintaa