Daawo:Qaabkii Dagaalkii Ka Dhacay Xarunta Golaha Wakiilada Iyo Qaabkii Ciidanku Xildhibaanada U Garaceen

0
Sunday February 12, 2017 - 15:26:14 in by Burco Office
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Qaabkii Dagaalkii Ka Dhacay Xarunta Golaha Wakiilada Iyo Qaabkii Ciidanku Xildhibaanada U Garaceen

    Ka dib markii ii saaka madaxweyne Siilanyo khudbad u jeediyey fadhi wada jir ah oo ay isku yimadeen xildhibaanada labada gole ee wakiilada iyo guurtida ayaa waxaa uu madaxweyne Siilanyo u cadeeyey xildhibaanada in xukuumadiisu heshiis saldhig ciidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib markii ii saaka madaxweyne Siilanyo khudbad u jeediyey fadhi wada jir ah oo ay isku yimadeen xildhibaanada labada gole ee wakiilada iyo guurtida ayaa waxaa uu madaxweyne Siilanyo u cadeeyey xildhibaanada in xukuumadiisu heshiis saldhig ciidan la gashay dawlada imaaradka Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu xildhibaanada ka codsadey in heshiiskaas ay xukuumadiisa u ansixiyaan , waxaana isla markaas golaha ka bilowdey buuq iyo dagaal , sidoo kale waxaa ay ciidama Boolisku ay gudaha u soo galeen hoolkii uu shirku ka socdey isla markaana waxaa ay dhulka jiid jiideen oo ay qasab ku sareen qaar ka mid ah xildhibaanadii diidanaa heshiiskaas