Daawo:Nuxurka khudbadii Uu Saaka Madaxweyne Siilanyo U Jeediyey Xildhibaanada Labada Gole Ee Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka khudbad u jeediyey fadhi wada jir ah oo labada gole baarlamaanku isku yimadeen
Madaxweynaha ayaa waxaa uu xildhibaanada baarlamaanka u cadeeyey in xukuumadiisu Hishiis saldhig Military ay la soo gashey dawlada imaraadka carab isla markaana waxaa uu golaha ka codsadey in ay xildhibaanadu ansixiyaan heshiiskaas
Daawo:Nuxurka khudbadii Uu Saaka Madaxweyne Siilanyo U Jeediyey Xildhibaanada Labada Gole Ee Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka khudbad u jeediyey fadhi wada jir ah oo labada gole baarlamaanku isku yimadeen Madaxweynaha ayaa waxaa uu xildhibaanada baarlamaanka u cadeeyey in xukuumadiisu Hishiis sa