Cawaaqib Xumada Uu Saldhiga Milateri-ga Imaraatku Ku Yeelan Doono Aminga Somaliland Hadii Uu Hirgalo Heshiiskaasi W/Q: C/risaq Yusuf Dahir

0
Monday February 13, 2017 - 08:50:17 in by salman abdi
  • Visits: 911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cawaaqib Xumada Uu Saldhiga Milateri-ga Imaraatku Ku Yeelan Doono Aminga Somaliland Hadii Uu Hirgalo Heshiiskaasi W/Q: C/risaq Yusuf Dahir

    Salidhiga milateri ee imaraatka ka furanaayo berbera hadii uu hirgalo waxay caydaynaysaa in xukuumada madaxweyne axmed maxamed siilaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salidhiga milateri ee imaraatka ka furanaayo berbera hadii uu hirgalo waxay caydaynaysaa in xukuumada madaxweyne axmed maxamed siilaanyo

gacantiisa ku burburinayso nabadii 25ka sano Somaliland ku naaloonaysay

xukuumadan oo aan ka fiirsan arimaha xasaasigaa ee amniga khalkhalka gelinkara waxaana la mooda in aan ka fiirsi badani jirin oo ay xukuumaddu sameysay waxaana aad arkeysaa wasiirada ka hadley in aaney shaqadoodiba ahayn oo ay u eeg yihiin niman qar jafaaya markey ka hadlayaan arintan oo ay hayd inay ka had laan shaqadooda Dayacan.

waxaana muhiim ahayd in ay ka hadlaan oo umadda u soo bandhigaan wasaarada gaashaandhiga iyo jananada ciidanka qaranka oo ay iyaga toos u taabaneyso shaqadooda.

Dhanka kale

waxaa jira dawladaha inala jaarka ah oo ka digay in saldhigaasi melliteri aan la siinin imaaraadka carabta oo saamayn wayn oo is bedel ku keeni karta guud ahaan dalalka geeska afrika khalkhala gelinkarta aminigooda maadaama oo ay jiraan xogo cadaynaya in imaaraadku uu ujeedo ka leeyahay saldhiga meliteri ee uu ka smaysanaayo somliland u jeedadaasi oo ah waxa uu doonayo in uu halkaasi kaga duulo ururka ka dagaalama dalka Yamen ee loo yaqaano (xuutiyiinta) taas ooo saamayn balaadhan oo amni ku keeni karta xaalada amni wadankan Somaliland inta badan ku faanayay hadaba waxaa fiican in laga fekero oo lays barbar dhigo maxaa ka iman kara heshiis kaas maaha in laga fekero intee lacag ah ayaynu ku helaynaa heshiiskaas anigu rayi’gayga waxaan odhan lahaa dadka iyo daka adeer haloo tudho oo lexe jeclo hadiin gasho dalka iyo dadkiina kolay idinku passport yurub iyo American ah ayaa idiin wada go’ane xataa midkasta oo wasiir noqda caruurtiisa iyo xaaskiisaba waxa uu udiraa dalalka yurub iyo America midkasta oo wasiira maanta majiro oo laga soo helayo caruurtisa dalka waayo maxay ku dhacday saasi anaguna aanu u la’anahay shaqo oo maalinkastana been lanuugu sheegayaa !!!!!!!!!
Aaway damiirkii dalka iyo dadka u naxayay wadani nimadii way dhimatay majiro sharci iyo kala danbayni dalkan siyaasadii waxay gashay ganacsi iyo dalka oo maalinba meel la iibinaayo waartaasi adeer inama anfacayso ee ka jooga ayaan idin odhan lahaa waar dalka baayacaada aad meelkasta la taagantihiin kadaaya hayna qiimo ridinee ayaan idin odhan lahaa runtii lixdii bilood ee loo kordhinaayay ma waxay ahayd dalka inta hadhay aanu cuno !!!

Guntii iyo gebo-gebadii waxay u muuqataa Arintani mid dano kale lag leeyahay oo la doonayo in dawlad siilaanyo ka danbaysa oo Somaliland layidhaahdaa aanay kasii jirin qarankan jamhuuriyada Somaliland guntii iyo gebe gebadii waxaan ku soo gunaanadayaa waar dalka yaan laynugu dul iibin inaga oo soo taagan maalinba meel baa dalkan la jarayaa wanu usoo taagnaan waar hadii layna marsiiyay dekedii maantana Airport kii berbera berina waxaa ku xigi doonta magaalada hargeisa waanu iibinee halaga guuro Eeshqiyaasak adeer waasiduu xaalku ku socdo manta !!!!!!!



Alleh ayaa Mahad Leh,



Qalinkii Abdirisak Yusuf Dahir

(Suxufi Madax bananan)

abdirisak339@gmail.com