"Doorasho Dhici Doontaa Ma Jirto , Mana Dhacayso Inta Uu Saleebaan Gaal Gudoomiyaha Guurtida Yahay .." Cabdirashiid Xassan Mataan

0
Monday February 13, 2017 - 16:56:34 in by Burco Office
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Doorasho Dhici Doontaa Ma Jirto , Mana Dhacayso Inta Uu Saleebaan Gaal Gudoomiyaha Guurtida Yahay .." Cabdirashiid Xassan Mataan

    Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayha warfaafinta xisbiga Waddani Cabdirashiid Xassan Mataan ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayha warfaafinta xisbiga Waddani Cabdirashiid Xassan Mataan ayaa

waxaa uu sheegay in aanay doorasho dalka ka dhaceen ilaa inta uu gudoomiyaha guurtida yahay Saleeban Maxamuud Aadan Xoghaye Cabdirashiid Waxaa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook waxaana uu ku bilaabay

" Doorasho dhici doontaa ma jirto mana dhacayso inta Uu Saleebaan Gaal tahay Gud Guurtida, MW Axmed na laydhu marayso. Waa fariintii amar kutaaglaynta ahayd ee shalay uu Gud Saleebaan u diray shacabka Somaliland


Wuxuse illowsan yahay in meesha lawada leeyahay kusiga uu fadhiyo na yahay meerto haddii taasi dhici waydana aanay jiri doonin" ayuu yidhi Cabdirashiid Xassan Mataan

Image may contain: 1 person