Dowladda SoomaalIya Oo Shaacisay In 22ka Bishan La Joojiyay Duulimaadka Madaarka Muqdisho

0
Wednesday February 15, 2017 - 17:21:27 in by salman abdi
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda SoomaalIya Oo Shaacisay In 22ka Bishan La Joojiyay Duulimaadka Madaarka Muqdisho

    Muqdisho(AFKA);Wasaaradda gaadiiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay duulimaadka garoonka Aadan Cadde ee 22-ka bishan oo ku beegan maalinta caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA);Wasaaradda gaadiiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay duulimaadka garoonka Aadan Cadde ee 22-ka bishan oo ku beegan maalinta caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Hadaba halkan ka akhriso qoraalka ka soo baxay wasaarada ee lagu joojiyay dulimaadyada garoonka diyaaradaha Muqdisho 22ka bishan.

Ugu dabeyntii, sidan oo kale DF ayaa joojisay dulimaadka magaalada Muqdisho 8 –diibshan Feberaayo oo ay dhacday doorashada madaxweynaha, sidoo kalana waxaa la xiray dhamaanba isku socodka dadka iyo gadiidka Muqdisho.