Daawo:Warbaahinta Waddamada Carabta Oo Markii Ugu Ka Hadashay Ujeedada Rasmiga Ah Saldhigga Millatari Ee Imaraadka Carabta +Somaliland Maxay Ku Tilmaameen ?

0
Wednesday February 15, 2017 - 18:35:09 in by Burco Office
  • Visits: 574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Warbaahinta Waddamada Carabta Oo Markii Ugu Ka Hadashay Ujeedada Rasmiga Ah Saldhigga Millatari Ee Imaraadka Carabta +Somaliland Maxay Ku Tilmaameen ?

    Warbaahinta carabta oo ka hadashay saldhigga millatari ee dawladda Imaaradka Carabtu doonayso inay ka samaysato magaalo xeebeeda Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta carabta oo ka hadashay saldhigga millatari ee dawladda Imaaradka Carabtu doonayso inay ka samaysato magaalo xeebeeda Berbera.


Warbaahinta Carabta ayaa sheegtay in Baarlamaanka Somaliland ansixiyay saldhig millatari oo Imaaraadka Carabtu ka samaysanayo Magaalada Berbera oo uu doonayo in uu kaga weeraro dalka Yamen, Hoos ka DAAWO Muuqaalka Warkaa