Badhasabka Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilmay Shaqadii Loo Igmaday,Kuna Soo Kobay Waxqabadkiisa Amaro Iyo Hanjabado Wada Socoda Oo Aan Midho Dhal Lahayn.

0
Thursday February 16, 2017 - 09:34:45 in by Burco Office
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasabka Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilmay Shaqadii Loo Igmaday,Kuna Soo Kobay Waxqabadkiisa Amaro Iyo Hanjabado Wada Socoda Oo Aan Midho Dhal Lahayn.

    Burco(AFKA)Madaxwayanaha Somaliland Ayaa Isku Shandhayntiisi U Danbaysay Ee Uu Kale Badalo Golahiisa Wasiirada Iyo Masuulynta Dawlada Ee Kale Ayaa Gobolka Togdheer Laga Badalay Gudooomihii Ka Hore Qabyatire Oo Hada Ah Wasiirka Wasaaradad Qorshaynta Q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Madaxwayanaha Somaliland Ayaa Isku Shandhayntiisi U Danbaysay Ee Uu Kale Badalo Golahiisa Wasiirada Iyo Masuulynta Dawlada Ee Kale Ayaa Gobolka Togdheer Laga Badalay Gudooomihii Ka Hore Qabyatire Oo Hada Ah Wasiirka Wasaaradad Qorshaynta Qaranka , Maxamud Saleebaan

Cali Ramaax Ayaa Waxa Inta Badan Ee Gobolada Dalka Ka Soo Noqday Gudoomiye Goboladda Sida Sanaag Saaxil Sool Awdal Waxaa Hada Yahay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ah Caasimada Labaad Ee Somaliland,

Tan Iyo Maalintii Xilka Wareegay Ayaa Magaalada Burco Ka Bilaabay Olale Ku Cad Oo Bulshada Magaalada Burco Ku Kal Qaybinaayo Waxaan Islamarkiiba Magaaalada Burco Ku Soo Kordhiyay Dhaqano Cusub Oo Masuuliyiintii Hore Aan Lagu Arag Waxaanu Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Saleebaan Cali ( Ramaax) Ayaa Xasuustay Talabo Uu Caruurnimadiisi Ku Dhaqmi Jiray Oo Umada Ku Dhaqan Magalada Burco Ku Noqotay Amakaak Iyo Layaab Taasi Oo Ahayd Inuu Dheega Ama Dabada Qabsado Gaadhi Uu Saarnaa Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Taasi Oo Goob Joog Ahayeen Kumaan U Heelana Soo Dhawaynta Siyaasigaasi,

Mashaaricdii Horuarinta Gobolka Togdheer Ayaa Gabi Ahaan Istaagtay Oo Kala Ahayd Dhismaha Cusub Ee Dib Lagu Sameyey Gurigii Laga Dhawaaqay Gooni Isku Taaga Qaran Nimada Somaliland Sanadkii 1991kii ,Oo Uu Dhismihii Uu Bilaabay Gudoomiyihii Ka Horeeyey .

Maxamud Saleebaan Cali ( Ramaax)Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Waxaa Inta Badan Ka Gaabiyey Gurmadka Samata Bixinta Dadkay Abaaruhu Sameeyey Ee Deeganada Gobolka Togdheer Waxayna Dadka Mgaaalada Soo Galayaan Kadib Markii Ka War Hayn La’aanta Maamulka Gobolka Togdheer Dadka Xoolaho Dhaqatada Ah Ee Abaarta Xoolihii Ka Saartay Ayaa Maalin Walba Xafiiska Gudoomiye Maxamed Saleebaan Cali Ramaax Hor Tuban Waxaana Qaar Kamida Dadka Abaartu Xoolihii Ka Saartay Hor Taagnaadan Mudo Gadheysa Bilo,

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Saleebaan Cali Ramaax Mudooyinkii I Ugu Danbeeyey Xabsiga Dhigaayey Masuuliyiin Gudoomiyaal Degmooinka Hoos Yimaada Gobolka Togdheer ,Waxaana Bulshada Gobolka Togdheer Maan Kooda Ka Dhex Guuxaayey Sida Uu U Dhaqmaayo Gudoomiye Ramaax Qaar Kamida Bulshada Magaalada Burco Ayaa Magacyo Kale Duwan Ku Boobay Gudoomiye Ramaax Kuwaas Oo Aan Ka Xusi Karno ,Rawax,Badhasabka Wareega,Soo Luga,Ay,Iyo Qaar La Halmala Oo Ka Turjumayaa Inuu Ku Fashilmay Hanaanki Shaqo Ee Loo Igmaday,

Ramaax Ayaa Amaro Cusub Oo Kale Duwan Mudadii Koobneed Ee Hogaaminayey Gobolka Togdheer Ku Soo Saaaray Shaqaalaha Dawlada Oo Warbaahinta Madax Banana Cabashadooda Kasiin Deen Karin Ama Inaan Ka Hadlin Warbaahin Taaso Sabab U Hayd Shaqaalaha Cisbitaalka Burco Oo Cabasho Baladhan Ka Muujiyey Isku Duwaha Wasarada Caafimaadka Gobolka Togdheer ,Waxaanu Sidoo Kale Gudoomiye Ramaax Hanjabaad Balaadhan U Diray Warbaahinta Madax Banaan Ee Ka Hawl Gasha Gobolka Togdheer Waxaanu Ugu Hanjabay Inuu Xidhaayo Wixii Warar Ku Saabsan Warar Cabashada Ah Ee Siidaaya Gobolka Togdheer Waxaa Xusid Mudan Inaan Warbaahintu Hadalkiisaa Dhag Jalaq U Siin Oo Warbaahintu Madax Banaan Warkii Sii Wadaan Cabashada Bulshada Balse Waxa Filaya Inuu Kulmo Gooni La Qaato Warbaahinta Gobolka Togdheer ,

 

Si Kastaba Ahaate Bahdasabka Gobolka Togdheer Ayaa Markasta Ku Kaca Talabooyin U Kuluminayo Haykalka Dawladnimo Bulshada Burcana Ku Tirabayaan Hadalo U Badan In Masuulkani Yahay Mugdiga Burco Ka Hantiday Xukumada Silaanyo Mudidii Ay Ka Talinaysay Dalka.


Burco/Office