Daawo"Maynaan Maqal Waligeen Musuq Boqolkii Boqol ah oo Maanta Ka Horow Oo DaWlada Kulmiye Ku Dhaqaaqday "Mustafe Shaybe

0
Friday February 17, 2017 - 13:11:57 in by Burco Office
  • Visits: 1456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo"Maynaan Maqal Waligeen Musuq Boqolkii Boqol ah oo Maanta Ka Horow Oo DaWlada Kulmiye Ku Dhaqaaqday "Mustafe Shaybe

    Burco(AFKA)Mustafe Shaybe Oo Kamida DhalInyarada Magaalada Burco Islamarkaasna Ah Taagerayaasha xisbiga Wadani Ayaa Waxa Is Cad Uga Soo Horjeestay Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaradka Ka Sameesaneyso Magaalo Xeebeedka Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Mustafe Shaybe Oo Kamida DhalInyarada Magaalada Burco Islamarkaasna Ah Taagerayaasha xisbiga Wadani Ayaa Waxa Is Cad Uga Soo Horjeestay Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaradka Ka Sameesaneyso Magaalo Xeebeedka Berbera

Waxaanu Mustafe Shaybe Kula Taliyey Odayaasha iyo madax dhaqameedka Somaliland Ee Warbaahinta Ka Hadlay inaan U Fiicneen Iney Ka Hadlaan Saldhiga Waxanu Tilmaamay Iney Arintaasi Saldhiga Ay Ka Hadli Karaan Dadka Deeganka Berbera Oo Kaliya Waxaanu Yidhi
waxaanu Mustafe Shaybe XUkumada Talada Dalka Hayse Ku Edeyey Iney Halkii Ugu Horeesay Musuq Maasuqu Maraayo Isaga ARintaas Ka Hadlaay Waxa Uu Yidhi "Maynaan Maqal Waligeen Musuq Boqolkii Boqol ah oo Maanta Ka Horow Oo Dawlada Kulmiye Ku Dhaqaaqday ,Mus yada waxaay la arki jiray mus boqolkiiba hal ah ama musuq shan ah boqolkiiba ."ayuu yidhi Mustafe Shaybe