Hambalyo Hambalyo Hambayo Meher Wacan
Dhamaan dadka halkan hoose ku qoran oo iskugu jira Suxufiyiin,Siyaasiyiin,abwaano,Dhakhaatiir,Aqoonyahano iyo asxaab kale oo tiro badani waxay hambalyo Meher wacan oo kal iyo laaba u dirayaan
Boqorka Saciid Faarax Muuse "Cagjar” iyo Boqorada Xamda Cabdiraxmaan Yuusuf oo maanta maherkoodu ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Waxaanay dhamaantood ugu ducaynayaan ducadii rasuulka Calayhi Salaatu Wa Salaam "Baraakallaahu Laka Wa Baaraka Calayka Wa Jammaca Baynakumaa Fil Khayr Aw Bil Khayr”.
Dhamaan dadka hambalayada u diraya boqorka iyo boqorada is calmaday ee Suxufi Siciid Faarax Muuse "Cagjar” iyo Xamda Cabdiraxmaan Yuusuf ayaa waxay kala yihiin dadka halkan hoose ku qoran.
Waalidka Iyo Siyaasiyiinta Hambalyada Diraya
-
Gudoomiyaha Golaha wakiilada Ahna murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Cirro”
-
Wasiir Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan
-
Gudoomiyaha garabka dhalinyarada WADDANI Maxamed Sidiiq Cabdilaahi "Dhamme”
-
Xoghayaha Garabka Dhalinyarada WADDANI Aftax Siciid Axmed
-
Reer Muuse Xirsi
-
Ree Haaruun Xirsi
-
Reer Saleebaan Xirsi
-
Abti Axmed Maxamed Nuur
-
Abti Maxamuud Maxamed Nuur
-
Reer Maxamed Nuur
-
Reer Cabdi Nuur
-
Reer Hassan Nuur
-
Reer Cali Nuur
-
Deeqa Axmed Cabdilaahi
Suxufiyiinta Hambalyada Diraya
Mohamed Elmi Hasan Dhere
Xamse Cali Jeesto
Maxamud Cabdiraxman Xirsi
Maxamed Sharbiyare
Mustafe Teacher
Maxmed British
Maxed SIcid Gaxnuug
khadar Hanad
Abdirisaq Koronto
Jaamac Adan Maxmed
Hambalyo Hambalyo Hambayo Meher Wacan
Dhamaan dadka halkan hoose ku qoran oo iskugu jira Suxufiyiin,Siyaasiyiin,abwaano,Dhakhaatiir,Aqoonyahano iyo asxaab kale oo tiro badani waxay hambalyo Meher wacan oo kal iyo laaba u dirayaan