Deg Deg :- Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Hada Soo Saartey War Cusub Oo Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka , Amarna Fartey Golaha Guurtida .

0
Sunday February 19, 2017 - 13:09:47 in by Burco Office
  • Visits: 645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg :- Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Hada Soo Saartey War Cusub Oo Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka , Amarna Fartey Golaha Guurtida .

    Warqadan oo hada soo gaadhay qaybo kamid warbaahinta waxaa ay maxkamada sare iyada oo ka jawaabeysa codsi dib u eegis qaraar oo 14 bishan ka soo gaadhay madaxweyne Siilanyo ay sheegtay in ay maxkamadu tirtirtay gabi ahaanba go,aan hore uga soo baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warqadan oo hada soo gaadhay qaybo kamid warbaahinta waxaa ay maxkamada sare iyada oo ka jawaabeysa codsi dib u eegis qaraar oo 14 bishan ka soo gaadhay madaxweyne Siilanyo ay sheegtay in ay maxkamadu tirtirtay gabi ahaanba go,aan hore uga soo baxay maxkamada oo sheegaayey in doorashada madaxtooyada iyo golaha wakiiladu ay dhacdo 28.03.2017.


Maxkamada sare ayaa waxaa ay sidoo kale ay golaha guurtida ay fartay in ay waajibkooda Distooriga ah ay ka gutaan muddo kordhinta doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka iyada oo laga duulaayo soo jeedinta madaxweynaha Somaliland

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Ay Maxkamada Sare Ee Soo Saartey

No automatic alt text available.No automatic alt text available.Image may contain: text

 

 

No automatic alt text available.Ilaysnews/Hargeysa Office