Daawo:Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Oo Wasiirka Cadaani Eedeymo Culus U Soo Jeediyey +Been Abaaurna Ka Tilmaamy Wasaarada Warfaafinta
Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa fadeexad iyo ceebo kala duwan hoy u noqotay tan iyo intii Wasiirka looga dhigay Cadaani..
Xoghayaha arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Axmed Cali oo ka hadlaaya wixii lagu la kacay. "Ninka ummadda war uga dhigay Whatisupp rerkoodu ku sheekaystaan ee ka xishoonwaayay been abuurkaygana ka xishoon maayo”… Sidaa ayuu yidhi Masuulkaas ay beenta iyo fadeexada kula kacday halkii ummadda Warfaafinta u ahayd. Xalay ayaanu idin soo gudbinay warbixin ku saabsan Wasaaradda Warfaafinta ay marayso in dad aan xis ahaan dhammayn ammaan iyo eedaymo Mucaaridka loo jeediyo ka duubaan kadibna ku magacaan masuuliyiin kale. hoos ka DAAWO Hadalkii masuulka laga been abuurtay…