Abaaraha Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Oo Sameeyay Habsami Socodka Waxbarasho Iyo Iskulada Ku Yaala Deeganada Miiga Ee Gobolka Togdheer Xidhmay.

0
Sunday February 19, 2017 - 18:54:28 in by salman abdi
  • Visits: 631
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaaraha Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Oo Sameeyay Habsami Socodka Waxbarasho Iyo Iskulada Ku Yaala Deeganada Miiga Ee Gobolka Togdheer Xidhmay.

    Burco(AFKA);Abaraha Baahsan Ee Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Gar Ahaan Gobolka Togdheer Ayaa Saamayn Togan Ku Yeeshay Ardaydii Wax Ka Baran Jirtay Iskuulada Ku Yaalay Miiga Taasi Oo U Qaxay Hadba Halkii Xolahooda Iyo Naftoodaba Ay Ku Badbaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Abaraha Baahsan Ee Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Gar Ahaan Gobolka Togdheer Ayaa Saamayn Togan Ku Yeeshay Ardaydii Wax Ka Baran Jirtay Iskuulada Ku Yaalay Miiga Taasi Oo U Qaxay Hadba Halkii Xolahooda Iyo Naftoodaba Ay Ku Badbaadaysay,

Gabi-Ahaanba Wax Xidhmay Dhamaan Dugsiyadii Ku Yaalay Deeganada Miiga Sida Uu Warbaahinta U Xaqiijiyay Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Togdheer Mudane Xasan Jamac Islamarkaana Sheegay Inay Sababtay Abaarta Baahsan Ee Gaasirtay Xoolihi Iyo Nolasha Dadkii Kunoola Deegaankaasi,

Gudoomiyaha Oo Faahfahinayaa Ayaa Waxa U Idhi”Sidaan Ka Helayno Warbxin Ku Saabsan Sida Manta Xaalada Dugsiyada Ay Ku Jiraan Ee Ka Baxsan Magaalo Madaxda Burco Ay Ku Suganyihiin Dugsiyadaas, Oo Dhan Laba Iyo Sideetan Dugsi(82 Iskuul) Oo Ka Baxsan Magalada


Gudaheeda,Waxa Jirtain Marki Hore Ay Xidhmeen Dhawr Iyo Labatan Dugsi Oo Abaartu Saamaysay Iminka Oo Naski Danbe Lagu Soo Noqday Sanad Dugsiyeedka 2016 Ilaa 2017 Waxa Jirta In Kuwa Kalena Xidhmeen,Kuwa Furana Ay Qarka U Saranyihiin Inay Xidhmaan Sababta Oo Ah Abaartii Ayaa Siidaba Dheeratay Biyo La,Aan ,Rashiin La,Aan Sidaynu Ka Warhayndo Dadkii Oo Goobo Ku Ururaya Reerku Markii Hore Ismaamulayay Oo U Noqdo Unuun Oo Goob Dadka Lagu Ururinayo U Tago De Xaaladii Markii Hore Ismaamuli Jiray Oo Dhan Farahay Ka Baxaysa Inkasta Oo Dugsiyo Fiican Oo Wali Hawshoodi Wata Ay Jiraan Insha Allahna Aan Rajaynayno Inay Sidaa Ku Dhamaysataan Ay Jiraan,Hadana Cabsideeday Leedahay Ilahayna Waxaan Ka Rajaynaynaa Inuu Inaga Jabiyo Abartaasi”Ayu Yidhi Gudoomiyuhu

 


Si Kastaba Ahaate Abaaraha Baahsan Ee Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Ayaa Noqday Mid Saamayn Baladhan Ku Yeeshay Nolaha Adamaha ,Xoolaha Iyo Waxbarashada Ardaydii Wax Ka Dhigan Jiray Iskuulada Ku Yaalada Deeganadda Miiga.Gudoomiyuha Ayaa Baaq U Diray Gudida Abaraha Togdheer,Heer Qaran Inay Ku Darsadaan Talada Inay Rashinada Ka Qaybgaliyaan Dugsiyada Wali Sii Furan”Waxaan Usoo Jeedin Lahaa Gudiyadda Aabaraha Ee Heerqaran,Heer Gobo In Lagu Daro Wax Haday Raashin Noqoto Iyo Haday Biyo Noqotaba Qorshaha Dugsiyada In Lagu Daro "Ayuu Yidhi Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Togdheer