War Deg Deg ah: Mulkiilihii iyo Agaasimihii iyo Universal TV oo Xukuumadda Somaliland Xabsiga Dhigtay

0
Monday February 20, 2017 - 11:27:53 in by Burco Office
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Mulkiilihii iyo Agaasimihii iyo Universal TV oo Xukuumadda Somaliland Xabsiga Dhigtay

    Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay saaka xabsiga dhigtey mulkiilihii guud ee telefishanka Universal Eng Axmed Abuukar iyo agaasimahii Somaliland Maxamed Caabi Digaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay saaka xabsiga dhigtey mulkiilihii guud ee telefishanka Universal Eng Axmed Abuukar iyo agaasimahii Somaliland Maxamed Caabi Digaale

Ma Cada sababta rasmiga ah ee xabsiga loo dhigay labadan masuul , waxaana uu xadhigoodu imanayaa ka dib markii ay ka yimadeen magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya .

Dhinca kale war deg deg ah hada naga soo gaadhay xarunta uu telefishankaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa waxaa uu noo sheegay in hada  xukuumadu dib ugu soo celisay xoriyadoodii labadaas masuul ka dib markii in muddo ah ay xidhanaayeen

Image may contain: 2 people, sunglasses