Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Golaha Amaanka QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keatting ayaa Erayadda ugu Adag ku Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Suuq Mashquul Badan kaas oo ay ku dhinteen Dad ka badan 30 Ruux kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.
Abaaro Sacaddu markii ay ahyd Koowdii Huhurnimo ee shalay ayaa Isgooyka Kaawo Godeey ee Degmadda Dharkeenleey waxaa ka dhacay Qarax aad u Xooganaa oo loo adeegsaday Gaari Waxyaabaha Qarxa lagu Soo rarray.
Keating ayaa Qaraxaas waxaa uu ku Tilmaamay Mid Arxan darro ah oo ay Xagjiriintu Fuliyeen.
"Waxaan Caambaareeynayaa Weerarki Argagixisadda ee Muqdisho ka dhacay, Dilka Shacabku waa wax xun lagumana Gaarayo wax aan ka ahyn in Soomaaliya ay Ogaato Sida argagixisaddu ay u Diidanyihiin Nolosha Dadkaā€¯ ayuu Yiri Keating Wakiil QM ee Soomaaliya.
Qaraxii Waxyeeladda Daran Qeeystay eee Shalay ayaa waxaa uu ku soo aadayaa iyadoo ay socota qaban-qaabadda Caleemo saarka Madexweeynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo.
Waana Calamaad kale oo Muujieeysa Awoodda Shabaab ay ku dhexleeyihiin Muqdisho iyo Magaalooyinka Kale ee Doowladdu Maamusho.
Saacado ka Hor intii uusan Dhicin Qaraxii Muqdisho shalay ka dhacay ayaa Waxaa war ka soo Baxay Al-shabaab lagu sheegay in ay dagaal lagalayaan doowladda Madexweeyne Farmaajo.
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Golaha Amaanka QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keatting ayaa Erayadda ugu Adag ku Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Suuq Mashquul Badan kaas oo ay ku dhinteen Dad ka badan 30 Ruux kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Golaha Amaanka QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keatting ayaa Erayadda ugu Adag ku Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu qaaday Suuq Mashquul Badan kaas oo ay ku dhinteen Dad ka badan 30 Ruux kuwo kalena ay ku dh