Daawo:"Ragga Xukunka Haya Waxaan Leeyahay Waar Somaliland Ha Fool Xumaynina". Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge

0
Tuesday February 21, 2017 - 18:51:28 in by Burco Office
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Ragga Xukunka Haya Waxaan Leeyahay Waar Somaliland Ha Fool Xumaynina". Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge

    Wasiir ku-xigeenkii hore ee Qorshaynta Cabdikariin Axmed Mooge ayaa ugu baaqay Xubno uu sheegay inay Xukunka hayaan in aanay fool xumaynin Somaliland. Cabdikariin Axmed Mooge oo ka hadlaayay xadhiga Abwaan7Saxafi Maxamed Baashe Xaji Xasan oo xalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku-xigeenkii hore ee Qorshaynta Cabdikariin Axmed Mooge ayaa ugu baaqay Xubno uu sheegay inay Xukunka hayaan in aanay fool xumaynin Somaliland. Cabdikariin Axmed Mooge oo ka hadlaayay xadhiga Abwaan7Saxafi Maxamed Baashe Xaji Xasan oo xalay 11:00 Habeenimo Xabsiga loo taxaabay.