Daawo: Iskaashatada Booyadaha Biyaha ee GURMAD oo 20 Booyadood oo biyo ah kaga qaybqaatay Gurmadka abaaraha
Iskaashatada Booyadaha Gurmmad ayaa Kaalmo Biyo ah oo ay kaga qybqaadnayso Gurmadka Abaaraha u kala dirtay deegaano badan oo hoos yimaada gobolka Togdheer,
Xubno kamid iskaashatadan Biyaha ku deeqday aya faahfahiyey Tirada Booyadaha Biyaha ah ee ay ku deeqeen iyo deegaanada ay gaadhsiinayaan
Guddiga gurmadka Abaraha Togdheer aya iyaguna aad ugu duceeyey iskaashatada sidoo kalen farriin u diray iskaashatooyinka lamidka ah iyo dadka ilaahay wax siiyey.