Daawo: Khudbadii Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya ka Jeediyey Calemo saarkisa Oo uu Kaga Hadlay Wada-hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo ka hadlaayey munaasibad maanta lagu caleemo saraayey oo ka dhacdey magaalada Moqdisho
waxaa uu ka hadley waxaa ay xukumadiisa cusub ka yeeli doonto wada hadaladii u socdey Somaliland iyo Soomaaliya.
Madaxweyne Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa waxaa uu si cad u sheegay in ay xukuumadiisu sii wadi doonto wada-hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya oo hadda hakad ku jira si looga gaadho buu yihdi natiijo dhab ah.