Muj. Cali Guray Oo Ka Hadlay Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya.

0
Wednesday February 22, 2017 - 16:41:03 in by Burco Office
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muj. Cali Guray Oo Ka Hadlay Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya.

    Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray ayaa ka hadlay caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray ayaa ka hadlay caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho.


Muj. Cali Guray ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay facebooga waxa ay u dhignayd sida tan:

WALAALKAA WANAAGIISU WAA WANAAGAAGA

Somalia maanta waa xilwareejintii Madaxwaynihii hore iyo Madaxwaynihii la doortay Xasan Skeekh iyo Farmaajo. Siday u dhacaysaa curad maaha eh waa ugub oo waa u kow tan oo kale Somalia. Waxan dhegaystay qudbadii Safiirka midowga Yurub oo runtii ahayd mid qiimo leh oo aan u qushuucay.

Wuxu hambalyeeyay sedexdii Madaxwayne ee isaga dambeeyay Somalia; Madaxwaynaha cusub Maxamed Cabdillahi Farmaajo, Madaxwaynaha uu bedelay Xasan Sh. Maxamuud iyo kii isagu uu bedelay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo sedexduba ay goobta fadhiyeen.

In kasta oo Somalia aanay gaadhin doorashooyin toos ah hadana wallee Somaliland iyo dimuqraadiyadeeda sii siqiiraysa waxan sheegay iin faro baas lagu hayo.

Qaar ma kas ah oo Somaliland ah ayaa ka xun kolay anigana i haaraami oo odhan bal maxaa isaga uga shan iyo tobana waa Somaliland eh. Kuaa waxan leeyahay waxa iga galay 

WALAALKAA WANAAGIISU WAA WANAAGAAGA