Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xadhiga maxamed Bashe Oo Malinti Labad Ku Xidhan Magalada Hargeysa.
oo ay taariikhdu tahey22/02/2017uu War Saxaafadeedkan si kulul ugu Canbaareynayaa Xadhiga Xaqdarada Ah ee loo geestay Aqoon-yahan Maxamed Baashe Xaaji Xasan isla Markaana ahaa Imika Agaasimaha Tv-ga Madaxa banaan Ee Star Tv
Hadaba XisbigaUCIDWaxaa Uu Qabaa In Xadhiga Wariyayaasha Ee Soo Noq-noqnayaa Uu Yahey Mid Lagu Sad-qeynayo Xoriyotul Qawlkii Qarankani Ku Soo Caano Maaley Isla Markaana Lagu Wax Yeelaynayo Nidaamkii Dimuqraadiga Ahaa Ee Aynu Dhawreyney
Xisbiga Ucid Wuxuu Cod Dheer Ku Canbaareynayaa Xadhiga Xaqdarada Ah Isla Markaan Arxan Darada Ah Ee Lagu Gawracayo Xoriyatul Qawlkii Saxaafada Madaxa Banaan Ee Jamuuriyada S/land
Xisbiga Ucid Waxaa Uu Xukuumada u Soo Jeedinyaa Inay Ka Waan-tawdoCabudhinta,Cago Jugleynta,Handidaada,Hanjaabada iyo XadhigaEe Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banaan qaar ka mid ah,Taas oo Ah Wax-yaabihii hore aynu uga Dagaalanay,Keentayna In La Dhawro Xoriyada Saxaafada iyo Xariyotul-qawlka
Ugu danbeyntii waxaanu Xukuumada ugu baaqeynaa inay si deg deg ah Xoriyadiisii Ugu Soo Celiso Aqoon-yahan Maxamed Baashe X Xasan Ee Xaqdarada Lagu Xidhey Isla Markaana Raali Galin Ka Bixiso Xadhigiisa aan Sharciga Loo Marin
Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid
Md Yusuf Keyse Alaahi
Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xadhiga maxamed Bashe Oo Malinti Labad Ku Xidhan Magalada Hargeysa.
Hargeysa(AFKA);Xisbiga Ucid Oo War Murtiyeed Culus kasoo Saaray Xadhiga Maxamed Baashe Oo ilaa Hadda Xabsiga Ku Jira. Hargaysa:-Xisbiga Cadaalada iyo DaryeelkaUCIDWaxaa maanta