War Deg Deg Ah:Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ra'isal Wasaaraha Cusub

0
Thursday February 23, 2017 - 09:24:29 in by Burco Office
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ra'isal Wasaaraha Cusub

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magacaabay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magacaabay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya.


Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya[ waxa uu u magacaabay Xasan Cali Kheyre, waxaana maalmahan hadal heyntu ay aheyd xilliga la magacaabayo Ra’iisul Wasaaraha.

Warkan waxaa Baahin.com u xaqiijiyay Ilo wareedyo muhiim ah oo ka akdhow Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saakay u duulay wadanka Sacuudiga, waxaana Garoonka Diyaaradaha ku sii sagootiyay xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Dowladda Federaalka.

Maalinimadii shalay aheyd ayaa Madaxweynaha Soomaaliya waxaa lagu Caleemo saaray Magaalada Muqdisho, waxaana Munaasabadaasi ka soo qeyb galay Madax ka tirsan dalka Afrika.