Xafiiska Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Albabadu U Labanyihiin Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ee Gobolka Oo U Muqda Inuu Ku Fashilmay Hogaaminta

0
Thursday February 23, 2017 - 12:20:17 in by salman abdi
  • Visits: 758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafiiska Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Albabadu U Labanyihiin Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ee Gobolka Oo U Muqda Inuu Ku Fashilmay Hogaaminta

    Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Mudane Xuseen Kaahin Ayaa Tan Iyo Intii Urur Siyaaseedka Ahaa Xisbigaasi Ka Ahaa ,Gudoomiyaha Wadani Ee Gobolka Togdheer.Ayaa U Muqda Mid Ku Fashilmay Hogaaminta ,Gudidisa Fulinta Iyo Hanashadda Tageeray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Mudane Xuseen Kaahin Ayaa Tan Iyo Intii Urur Siyaaseedka Ahaa Xisbigaasi Ka Ahaa ,Gudoomiyaha Wadani Ee Gobolka Togdheer.Ayaa U Muqda Mid Ku Fashilmay Hogaaminta ,Gudidisa Fulinta Iyo Hanashadda Tageeraysha Ku Soo Qulqulayaa Xisbigaasi Wadani.


Xafiiska Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Ayaa Noqday Mid Had Iyo Jeer Albabadu U Laabanyihiin,Marka Laga Reebo Xilayada Ay Gobolka Imadaan Sarakiisha Sarsare Ee Xisbiga Wadani,Ama Ay Jirto Xaflado Loo Samaynayo Tageerayaal Ku Soo Biiraya Xisbigaasi Wadani, Halka Xisbiyada Kale Ee Kuloolamaya Hanashada Shacabka Somaliland Ayaa Ay Furan Yihiin Goor Kasta Xafiisyadoodda Ugana Tagayso Gudida Fulinta Ee Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Ee Gobolka Togdheer.

Qaar Ka Mida Gudida Fulinta Ee Xisbiga Ee Gobolka Togdheer Iyo Tageerayasha Xisbigaasi Ayaa Saluugsan Hogaaminta Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer,Kuwaaso Markaad Waxka Waydiiso Ku Sheegayaa, Inuu Taladii Iyo Shaqaadiba Ku Xidhay Xafiiskiisa,Taasina Ay Keentay Inaanay Wada Shaqaynin Gudida Fulinta Qarkood Iyo Gudoomiyaha Xisbigaasi Ee Gobolka.

Sida Ila Xogagaal Ah Oo Lagu Kalsoonyahay Shegayaan Ayaa Waxay Tilmaamayaan Inay Jiraan Shakhsiyaad Ka Mid Ah Gudida Fulinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer ,Mar U Gobolka Soo Gaadhay Gudomiyaha Xisbiga Wadani Ahna Musharaxa Madaxwayne Mudane Abdiraxmaan Maxamed Abdilaahi(Ciro) Ayay Ushegeen Inaanu Shaqaynaynin Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Dalbaday Inuu Badalo.


Si Kastaba Ahaate Tageerasha Iyo Gudida Fulinta Ee Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Ayaa Saluugsan,Hogaaminta Xisbiga Wadani Ee Goolka Togdheer.


Afkashacabka.com

Burco/Office