Taksiile Somali ah oo lagu dilay dalka Mareykanka

0
Saturday February 25, 2017 - 12:06:01 in by salman abdi
  • Visits: 534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taksiile Somali ah oo lagu dilay dalka Mareykanka

    Taksiile Somaliyed oo ku noolaa gudaha dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada beltzhoover ayaa u dhintay dhaawacyo ay u geesteen kooxo burcad ah oo doonayay in ay dhacaan. Muwaadinkan Somaliyed ayaa lagu magacaabayay Ramadan Mohamed oo da'diis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taksiile Somaliyed oo ku noolaa gudaha dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada beltzhoover ayaa u dhintay dhaawacyo ay u geesteen kooxo burcad ah oo doonayay in ay dhacaan. Muwaadinkan Somaliyed ayaa lagu magacaabayay Ramadan Mohamed oo da'diisu ay aheyd 31-sano jir.


Muwaadinka Somaliyed ayaa ka tagay xaas laheyd 8 bil oo uur ah iyo cunug labo jir ah kuwaa oo ku nool gudaha dalka Kenya.

Laamaha ammaanka dalkaasi ayaa sheegay in ay u xir xireen falkaasi labo nin oo burcad ah kuwaa oo la tuhun san yahay in ay ka dambeeyeen.

Soomaalida ku nool gudaha dalkaasi mareykanka ayaa inta badan waxa ay la kulmaan falal isugu jira dhac iyo jirdil kuwaa oo sidoo kale lagula kaco soogalootiga kale ee dalkaasi ku nool.