Muqdisho:Nin Lagu Dhex Dilay Masaajid Ku Yaalla Muqdisho Oo Uu Tafsiir Ka Dhiganayay.

0
Saturday February 25, 2017 - 12:10:08 in by salman abdi
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:Nin Lagu Dhex Dilay Masaajid Ku Yaalla Muqdisho Oo Uu Tafsiir Ka Dhiganayay.

    Koox hubeysan ayaa lasoo sheegayaa in ay ku dhex dileen masjid nin lagu magacaabo, Maxamed Cumar, oo horay u ahaan jiray Guddoomiye waaxeed la shaqeyn jiray maamulka degmadda Xamar-jajab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koox hubeysan ayaa lasoo sheegayaa in ay ku dhex dileen masjid nin lagu magacaabo, Maxamed Cumar, oo horay u ahaan jiray Guddoomiye waaxeed la shaqeyn jiray maamulka degmadda Xamar-jajab.



Marxuumka la dilay ayaa waxaa uu [ Cashar Tafsiir] uu ku dhex-dhegeysanyay masjid lagu magacaabo Bandhawow.

Dad joogay banaanka masjidka Bandhawow ee degmadda Xamar-jajab, ayaa sheegay in niman hubeysan oo cararaya ay arkeen kadib rasaas dhacday.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarka.