Kal-fadhigii 62-aad ee gollaha guurtida ayaa saaka si rasmi uga furmay xarunta gollaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland.
Daawo Muqaal: Kal-fadhigii 62-aad Ee Golaha Guurtida Oo Saaka Si Rasmi Ah U Furmay Iyo Waxyabaha Lagu Soo Qaatay.