Agaasimihii Madaxtooyada Oo Hada Is Casilay Iyo Sababaha Ka Danbeeyey Garoowe

0
Sunday February 26, 2017 - 15:19:47 in by Burco Office
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimihii Madaxtooyada Oo Hada Is Casilay Iyo Sababaha Ka Danbeeyey Garoowe

    Wararka naga soo gaadhay maamulka Puntland ee Somaliya waxaa ay sheegayan in uu goor dhaweyd is casilay agaasimihii madaxtooyda maamulkaasi muddane Deeq Saleeban

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaadhay maamulka Puntland ee Somaliya waxaa ay sheegayan in uu goor dhaweyd is casilay agaasimihii madaxtooyda maamulkaasi muddane Deeq Saleeban

Image may contain: 1 person


Si cad looma oga sababta uu isku casilay agaasimuhu balse warar soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com ayaa sheegayaan in sababta uu isku casilay ay tahay sidii uu uga mid noqon lahaa gole wasiiro oo uu dhawaan magacaabi doono madaxweynaha maamulkaasi Cabdiwali Cali Gaas .

Muddane Deeq Saleeban agaasimihii hore ee madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa sidoo kale waxaa la sheegayaa in uu rajo ka qabo in uu ka mid noqdo wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabi doono raysal wasaaraha dalka Somaliya


 

 

 

 

Agaasimahan is casilay ayaa waxaa uu ahaa masuulkii ugu horeeyey ee uu magacaabey Madaxweyne Cali Gaas markii uu ku guuleystay talada Maamulkaas sanadkii 2014