Waa Kuma Sharmarke Gelle Wax Ka Baro Hab Dhaqanka Gudomiyaha Dhalin Yarada Ah?? Waa Qalinkii/by writor Nour farah nour

0
Sunday February 26, 2017 - 15:38:24 in by salman abdi
  • Visits: 1520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuma Sharmarke Gelle Wax Ka Baro Hab Dhaqanka Gudomiyaha Dhalin Yarada Ah?? Waa Qalinkii/by writor Nour farah nour

    Waxan maanta qalinka u qaatay inaan idinla wadaago dhemanka sida iftiinka uga soo dhexbaxay dhalinyarta somaliland waa kuma? waa Gudomiyaha Haayada shaqaalaha haldoor _

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan maanta qalinka u qaatay inaan idinla wadaago dhemanka sida iftiinka uga soo dhexbaxay dhalinyarta somaliland waa kuma? waa Gudomiyaha Haayada shaqaalaha haldoor _

Xilka lagama helo Maal iyo masruuf balse magac iyo mansab baa laga dhaxlaa kaga baahan ilaalin iyo daryeelid gaara.
Sharmaake waa masuul dhalinyaro ah oo macno,maamuus
iyo haybad u yeelanay hanaankii iyo haykalkii dawladnimo,
sharmaake waa shakhsiga keliya ee jebiyey deyrkii adkaa ee laga aminsanaa dhalinyarta wadanka.
Magac,karaamo,qaderin,iyo qiimayn u soo jiiday kumaan dhalinyaro ah oo ka rajo dhigay inay mar uun ka mid noqdaan hogaanka sare ee dalka.
Waa shakhsi dad jacayl iyo dal jacayl Alle ku manaystay.
Waana shakhsiga keliya ee inta qofyaal qalinka madaxweynu qabanayey aan u bogay hawlkarnimadisa iyo hankiisa iyo himiliadiisa.
Wuxu yididiilo geliyey kumaan dhalinyaro oo ciil cadalad daro awgeed u qorshaytay ka hajarida dalkoogii hooyo.
Waana shakhsiga keliya ee hadaladiisa iyo hawlkarnimadiisu so jiidatay boqolaal qof oo qalinka iyo Aqoontu hagto aan anay hayba wadaagin.
Kuma amanayo hayb iyo qabiil balse waxan ku amanayaa horumarka u gaadhsiyey dalksiia iyo dadkisaba
wuxu hore uga balanqaday dhalintu inanay ciil cadalad daro uga tegin dalkooga wuuna fuliyey
waa shakhsi u garaaba dhalinyarta ogsoona dhibatad ay leedahay shaqo laanta iyo niyadjabkeeda.
Uma kala soocno somaliland waana halyeey ay ku soo hirato cid kasta oo han iyo himilo lehi.
Ereyadiisa quruxdbadan ee qalbi tabadka ka leh dhiirigelint leh.
ee u hibeeyo dhalinyarta ayaa tusaale kugu filan qofnimadisa.
Waa shakhsi ka madhan qabyaalda,qoloqolo.
Waana shakhsi dhiirigeliya cadalalda inta aan ka aqaan.
Waa haldoor haybad sare leh
hufnaantisa shaqo iyo isdhuldhigidisa baa macno iyo misaan u yeeshay isaga iyo dhaman dhalinta ay magac wagaaga yihiin.
Waa qofkii ugu dacadsanaa ugna da'yaraa uguna dedaalka badnaa
rubuc qarniga somaliland jirtay ee dalkan majaraha u qabtay.
Sharmaake wa masuul ka tilmaaman dhaman masuliyinta kale ee xukumada M.silanyo.
Waana saxiibka xaga sare u jogaa dhalinta garabgalana tabantabiyana.
Wuxu leeyahay halkudhigyo tiro beel ah oo ka makhraati kacaya hami fogaantisa iyo hanaankisa qofnimo.
Waa shakshi cadalada si weyn ugu dhewaada Alluun baa baa cadalad dhamaystiri karee.
Qof biniadma ahi intuu cadalad falo wuu falaa.
Welina waa shakhsi u ooman cadalad uu ku hago bulshada uu xilka u hayo.
Waa shakhsi yidiilo geliyey kumana qof oo quus ka tagnaa cadalad inay helaan.
Waana shakhsiga keliya ee isagoo mansab iyo masuul haya aad la kulmi kartid bilaa suladaan bilaa damanad bilaa magac.
Waqtikastana diyaar u ah qancinta tabantabinta dhalinyarta u ooman cadalad.
Garaab buu siyey dhalinyarta.
Gun iyo gebogebo sharmaake wa shakhsi qiimo iyo qaayo aan qiyaas layh ka gooya malayiin kun oo dhalinyaro ah agtooda.
Aynu tageerno haldoorkeena
#sharmake_Geellesi aynu u nqono dad qaderin xushmad iyo qiimo ku leh dacadlada duniada.
Hadii aynu tageerno kuwaana guulaha gaadhay dadkoogana horumar gaadhsiyey waan hubaa inaynu heleyno dawlad hufan oo haylkal dawladnimo ku shaqaysa.

Wd mahadsanid tihiin intiina samirka badan ee qoraalkan u samirtay.

Waa bilaahi tawfiiqq

by writor Nour farah nour


           

                  Ayaanle Hassan Bii'em