Fanaanka Caanka Ah Ee Halwad Oo Koox Madaxtooyada Laga Soo Diray Weerar Gaadmo Ah U Gaysteen
Waxa Shalay Huteelka Hana oo ku yaa magaaladda Hargaysa lagu soo weeraray Fanaan caanka ah ee Maxamuud Halwad, iyadoo ay soo weerareen niman hubaysan oo uu ku tilmaamay in ay ka danbayso xukumadda taagta daran waa sida uu hadalka u dhigaye,waxaanu ku shaaciyey Arrintaas Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay facebuuga sidan hoos ku qoray ah.
Waxaa Beryahaaba Caado Iyo Dhaqan Unoday Dawlada Taagta Daran Ee Fashilantay Ee Gabalkeedi Dhacay
Anigoo Halka Lacagta Laga Bixiya Ku sii Jeeda Ayaa Nin Si Cad Oo Gaadmo Ah Feedh igu miisay Waan soo Jeestay Si Wacan Baanu U Kalla Calaf Qaadanay Markii Ragii meesha joogay Na Kalla Qabteen Ayaa La Waydiiyey Wuxuu Igu Gaaday ama Igula Dagaalamay Wuxuu Yidhi Ninkani Dawlada Adeerkay Buu Caayaa
Shacbiga reer Somaliland Waxaan U Sheegayaa Waataa Dawladaynu Dooranay Halkaa Maraysa
Fanaanka Caanka Ah Ee Halwad Oo Koox Madaxtooyada Laga Soo Diray Weerar Gaadmo Ah U Gaysteen
Waxa Shalay Huteelka Hana oo ku yaa magaaladda Hargaysa lagu soo weeraray Fanaan caanka ah ee Maxamuud Halwad, iyadoo ay soo weerareen niman hubaysan oo uu ku tilmaamay in ay ka danbayso xukumadda taagta daran waa sida uu hadalka u dhigaye,waxaanu ku