Daawo: Xooghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Qayral Sharci Ku Tilmaamay Saldhiga Berbera Kuna Baaqay Mudaharaad Degdega

0
Thursday March 02, 2017 - 17:48:15 in by Hargeysa Office
  • Visits: 588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xooghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Qayral Sharci Ku Tilmaamay Saldhiga Berbera Kuna Baaqay Mudaharaad Degdega

    Hargeysa-(AFKA)-Xog-hayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde oo maant ka qayb galeyXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey taageerayaal miisaan culus oo ka soo jeeda degmada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(AFKA)-Xog-hayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde oo maant ka qayb galeyXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey taageerayaal miisaan culus oo ka soo jeeda degmada 26ka Juun ee magaalada Hargeysa oo ku soo biiray Xisbigaasi oo maanta ka qabsoontay hotel Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa,ayaa waxaa uu ku tilmaaey saldhigga millatari ee dawladda imaaraadka Carabtu ku dooneyso in ay ka dhisato magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ayaa sharci darro ku tilmaamay Saldhigaasi.