Daawo:Warbixin Xiiso Leh Oo Saxafiga Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Dalka Hindiya , Dhaqamada Gaar U Ah , Tirada Dadka Ku Nool Iyo Diintooda
Labada Saxafi ee Cabdisalaan Ibraahim Herer iyo Ibraahim Cumar Baafo oo
ka hawl gala telefiishanka Universal ayaa waxaa ay war bixin xiiso leh ay ka diyaariyeen dalka Hindiya
War bixintoodan ayaa waxaa ay kaga hadleen tirada dadka ku nool dalkaasi , diinta ay haystaan , taarikhda dalkaasi iyo waxyaabaha uu caanka u yahay dalkaasi
Daawo:Warbixin Xiiso Leh Oo Saxafiga Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Dalka Hindiya , Dhaqamada Gaar U Ah , Tirada Dadka Ku Nool Iyo Diintooda
Labada Saxafi ee Cabdisalaan Ibraahim Herer iyo Ibraahim Cumar Baafo oo ka hawl gala telefiishanka Universal ayaa waxaa ay war bixin xiiso leh ay ka diyaariyeen dalka Hindiya