Maamulka Iyo warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo U Dirayaan Lamanaha Waa Sxafiyad Barwaaqo Maxamud Adan Iyo Sayigeeda Mustafe Hussen Kiiko.+Sawiro

0
Wednesday March 08, 2017 - 12:36:35 in by salman abdi
  • Visits: 1433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Iyo warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo U Dirayaan Lamanaha Waa Sxafiyad Barwaaqo Maxamud Adan Iyo Sayigeeda Mustafe Hussen Kiiko.+Sawiro

    Maamulka Iyo Shaqalaha warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo Kal Iyo Laaba U Dirayaan Caruuska Iyo Caruusada lamanaha Nolosha Ku Midobay Waa Sxafiyad Barwaaqo Maxamud Adan Iyo Sayigeeda Mustafe Hussen Kiiko

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Iyo Shaqalaha warbaahinta Afkashacabka Waxay Hambalyo Kal Iyo Laaba U Dirayaan Caruuska Iyo Caruusada lamanaha Nolosha Ku Midobay Waa Sxafiyad Barwaaqo Maxamud Adan Iyo Sayigeeda Mustafe Hussen Kiiko Oo Madasha Aroskudu Ka Qabsontay Magalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdheer Iyo Ay Dhamaanba Ay U Hambalyaynayan Warbaahinta Gobalka Togdheer Iyo Dhmanaanba Bahda Warbaahinta Universal Tv Oo Ay Hawl Gali Jirtay Wariye Barwaaqo Maxamuud Adan Iyago Alle Uga Baryay Inuu Ubad Khayr Qaba Kala Siiyo Farxad Ku Waar.

waxa Si Gaara Ugu Hambalyaynaya Dhamaanba Shaqala waynaha Warbaahinta Afkashacabka.com 
Farxadna Uga Rajeyay Inuu Alle Ka Dhigo Qoyskii Isku Waara Farxadna Ku Noloda.
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 2 people, wedding
Image may contain: 3 people, people standing and wedding
Image may contain: 1 person
Image may contain: 2 people, people standing and wedding
Image may contain: 4 people, people standing and wedding
Image may contain: 4 people, people standing and wedding
Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 2 people, suit
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 4 people, people standing and suit
Image may contain: 2 people, wedding
Image may contain: 11 people, people standing and wedding

Alla Mahad Leh 
Ayaanle Hassan bii'em