Xildhibaan Siciid Mire Jamac Waa xildhibanada Ugu Fir-Fircoon Golaha Deeganka Ceerigaaabo Waxa uu Kahadlay Xalada Abaraha Gobolka Sanaag

0
Thursday March 09, 2017 - 01:01:14 in by Cerigabo Office
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Siciid Mire Jamac Waa xildhibanada Ugu Fir-Fircoon Golaha Deeganka Ceerigaaabo Waxa uu Kahadlay Xalada Abaraha Gobolka Sanaag

    waxaa marba marka ka danbaysa kasii daraysa abaarta ku habsatey gobolada bariga somaliland taasoo iminka ugu daranyahay gobolka sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa marba marka ka danbaysa kasii daraysa abaarta ku habsatey gobolada bariga somaliland taasoo iminka ugu daranyahay gobolka sanaag waxaa marba marka ka danbaysa kasii daraysa abaarta ku habsatey gobolada bariga somaliland taasoo iminka ugu daranyahay gobolja sanaag xaalada abaartu waxay maraysaa halkii ugu darayd waxaa jira deeqo illaa deeq lehe laga helay meelo kala duwan kuwaas oo gaadhaya todoba malyan oo loogu talla galay gurmadka abaraha sadexda gobol ee bari wax yar baa kasoo gaadhey waxaana gacanta ku hayey hantidaa xukuumada inta soo gaadhey goboladaasna looguma qaybin si siman xukuumada maanta talada dalkan gacanta ku haysaana waxay gobolada bari u yaqaaniin gobolka togdheer oo wixii yaraa ee gacanta xukuumada kasoo baxayna si sedbursiinyo ah usiiyen togdheer waxa kale oo jirtey abaartii dhowaan ka dhacday gobolada galbeedka somaliland in loogu gurmadey si lama arag ah waxaan xasuustaa wasarada maaliyada oo dhawr anbalaas siisay gobolada galbeedka dalka waxaa laga iibiyiyey hantidii qarankani wada lahaa ugama xumin waayo waxay ahayd waajibaad qaran llaakin waxaa is weydiintu tahay sababta galbeedka iyo bariga kala dudey ....? ugu danban allaha boqorka ah waxaan ka baryayaa raxmaad degdega....