Jaamacada Golis Faraceeda Burco Oo Furneysa Dhismo Cusub Oo Casri AH+ Gudoomiyaha Jaamacada Oo Ka Warbixiyey Talaabooyin Horumarineed Ku Talaabsatay Jaamacadu Iyo Dareenka Ardayda +Sawiro

0
Thursday March 09, 2017 - 14:20:03 in by Burco Office
  • Visits: 1581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacada Golis Faraceeda Burco Oo Furneysa Dhismo Cusub Oo Casri AH+ Gudoomiyaha Jaamacada Oo Ka Warbixiyey Talaabooyin Horumarineed Ku Talaabsatay Jaamacadu Iyo Dareenka Ardayda +Sawiro

    Burco(AFKA)Jaamacada Golis Faraceeada Magaalada Burco Ayaa Ku Talaabsatay Horumar Balaadhan oo Mudadii Ay Ka Jirtay Gudaha Magaalada Burco Taasi Oo Sanadba Sanadka Ka Dambeeya Jaamacadu Ku Talaabsatay ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Jaamacada Golis Faraceeada Magaalada Burco Ayaa Ku Talaabsatay Horumar Balaadhan oo Mudadii Ay Ka Jirtay Gudaha Magaalada Burco Taasi Oo Sanadba Sanadka Ka Dambeeya Jaamacadu Ku Talaabsatay ,

Waxaana Jaamacada Golis Faraceeada Magaalada Burco Bixisaa Wax Barasho Tayo Leh Taas Oo Sababtay In Arday dhigata Jamaacadaha Magaalada Burco Ugu Badan Ay Dhigtaan Waxaa Taasi Ka Ku Timi Dadaal Dheer Oo Qorsheeyeen Hogaanka Jamaacada Golis Ee Magaalada Burco

Gudoomiyaha Jamaacada GolisFaraceeada Magaalada Burco Prof. Cabdi Xakiin Maxamed Cabdilaahi Oo Dhamaadkii Sanadkii Tagay Shaaca Ka Qaatay In Jaamacadu Qayb Cusub Ka Dhisaneyso Magaalada Burco Qaybta Cusub Oo Wakhtisaasi Dhimihiisu Laga Bilaabay Gudaha Magaalada Burco Waxaanu Hada gaadhay Dhamaan Iyadoo Maalmaha Fooda Igu Soo Haya Xadhiga Laga Jari Doono Waxaanu Yidhi "Waxaan Diyaariiney Comps Cusub Oo Dhawaan Baa La Furo Doono Waxaan U Diyaarinnay Dhamaan Arday Caaafiimadka Dhigata ,Tani Waa Guul Weyn Oo Jaaamacada U Soo Hoyatay Waxaana Sanadkan Jaamacadu Qaaday Talaabooyin Horumarineed ,Ardaydii Sanadka Soo Gashay Waxay Ka Badnaayey Kuwii Soo Galay Sanadkii Ka Horeeyey Jaamacadu Waxay Sameesay Tabar Dheeri Ah Oo Ay Siiyo Ardayda Jaamacada Dhigata "Ayuu Yidhi Gudoomiyaha Jamaacada GolisFaraceeada Magaalada Burco

 

Prof. Cabdi Xakiin Maxamed CabdilaahiGudoomiyaha Jamaacada GolisFaraceeada Magaalada Burco Waxaa Tilmaamay Tayada Jaamacada GolisFareecada Magaalada Burco Ay Siiso Arday Kale Duwan Ee Dhigta Jaamacada " Ardayda Jaamacada Soo Gasha Sanadkast Waxa Barashada La Siiyaa Waa Mid Tayo Leh ,Waxaan Bixiya Macalimiin Tayo Iyo Aqoon Ku SOo Xulay Oo Qaar Kood Wadamada Qaaradaha Afrika Iyo Aasiya Ah Aan Ka Keeney Ayaa Waxa Dhiga Jamaacada Golis Faraceeda Burco "Ayuu Hadalkiisi Ku So Gabagabeeyey Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Buro

 

Qaar Kamida Arday Jaamacada Golis Ee Magaalada Burco Dhigtay Ayaa Bogaadiyey Wax Barashada Jaamacada Ay Bixiso "Jaamacadaydu Waxaa Hada Noqtay Jaamacada Golis Mid Aniga I Qan Cisay Oo Wax BarashadeedaDhawaaan Baan Soo Galay Waxaana Ku Qan Cay Wax Barashadeeda,Sanadkii Hore Baan Ka Baxay Dugsiga Sare Oo Mudo Sanad Gaadheysa Baan Indha Indheenayey Wax Barashada Jaamacadaha Magaalada Burco Bixiyaan Waxaana Go’aaan Saday Inaan Galo Jaamacda Golis ,Waana Taas Hada Waxbarashadii Sida Wanaagsan U Socoto Arday Badan Baa Jamacada Sanadkan KU Soo Biiray "Ayuu Yidhi Kimda Ka Mida Arday Jaamacada Golis Ee Dhigata

Dhismaha Cusub Ee Xaafada Plaze Ka Hir Galisay Jaamacada Golis Waxay Noqeysaa Horumarkii Ugu Balaadhnaa Ee Jaamacadu Ku Lataab Satay Mudii AY Jirtay Mudadii Ay Ka Jirtay Magaalada Burco Waxaana Jaamacadu Xarunta Cusub Xadhiga Laga Jarayaa Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya .

Gabagabadii Bulshada Magaalada Burco Ayaa Bogaadiyey Jaamacada Golis Faraceeda Magaalada Burco Waxaana Sanad Kasta Soo Saartaa Arday Tiro Badan Oo Ka Qalin Jabiya Jaamacada Waxayna Hada Kaalinta Koowaad Kaga Jirtaa Jaamacadaha Wax Laga Dhigto Ee Magaalada Burco




Daaawo Sawirada 








Cabdirisaaq Koronto

Burco /Office

Contact Koronto935@gmail.com