Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ustareeliya Oo Magalada Melbon Ugu Samaynaaya Munaasibad Soo Dhaweyna Taageerayashi Axmed Mumin Seed Oo Ku Soo Biiraya Xisbiga Kulmiye

0
Friday March 10, 2017 - 11:44:35 in by salman abdi
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ustareeliya Oo Magalada Melbon Ugu Samaynaaya Munaasibad Soo Dhaweyna Taageerayashi Axmed Mumin Seed Oo Ku Soo Biiraya Xisbiga Kulmiye

    Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ustareeliya Oo Magalada Melbon Ugu Samaynaaya Munaasibad Soo Dhaweyna Taageerayashi Axmed Mumin Seed Oo Ku Soo Biiraya Xisbiga Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ustareeliya Oo Magalada Melbon Ugu Samaynaaya Munaasibad Soo Dhaweyna Taageerayashi Axmed Mumin Seed Oo Ku Soo Biiraya Xisbiga Kulmiye

Wafti U Hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Dal Waynaha Dalka Ustareeliya Ayaa Gaadhay Magaalada melbon Ee Dalka Ustareeliya
Waftigan Gaadhay Magaalada melbon Ayaa U Jeedadiisu Tahay Sidii Xisbiga Kulmiye Loogu Soo Dhawayn Lahaa Taagerayaala Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Isla Markaasina Ka Mid Ahaa Taagerayaashi Garabkii Toosinta Xisbiga Waddani Ee U Hogaaminaayey Axmed Mumin Seed
Kuwaas Oo Cududo Taagero Ku Biiriyey Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Dalka Waynaha Ustareeliya Ayaa Ugu Baaqay Taagerayasha Xisbiga Kulmiye Inay Soo Dhaweeyaan Taagerayaashan Ka Soo Diga Roogtay Xisbiga Wadani
Waftigan Ayaa Isugu Jira Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Dalka Ustareeliya Xasan Axmed (Halac) Gudoomiye Kuxigeenkii Xisbiga Kulmiye Dalkasi Axmed Yusuf Libaan Iyo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dal Waynaha Dalka Ustareeliya Siciid Cali Jaamac (Siciid Cali Guurey).
Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka ustareeliya Ayaa Magalada Melbon Ugu Samaynaaya Munaasibad Soo Dhaweyn Taageerayaal Ka Soo Digo Rogtay Xisbiga Waddani.