Daawo;- Gaadhi xamuul sida shixnad qoryaha tiirasha ah ee waaweyn, ayaa ku dul dhacay gaadhi yar oo kuwa gaarka loo leeyahay ah, waxaanu shilkan oo kamarad ku taala Jidku duubtay uu ka dhacay dalka Shiinaha.
Gaadhi xamuul sida shixnad qoryaha tiirasha ah ee waaweyn, ayaa ku dul dhacay gaadhi yar oo kuwa gaarka loo leeyahay ah, waxaanu shilkan oo kamarad ku taala Jidku duubtay uu ka dhacay dalka Shiinaha Gaadhi xamuul sida shixnad qoryaha tiirasha ah ee waaweyn, ayaa ku dul dhacay gaadhi yar oo kuwa gaarka loo leeyahay ah,
waxaanu shilkan oo kamarad ku taala Jidku duubtay uu ka dhacay dalka Shiinaha, kaas oo sida ka muuqata uu sababay dirawalka gaadhiga xamuulka waday oo xawaare sare ku socday, kuna guul daraystay inuu ka joogsado gaadhiga yar oo ka horeeyay.
Daawo;- Gaadhi xamuul sida shixnad qoryaha tiirasha ah ee waaweyn, ayaa ku dul dhacay gaadhi yar oo kuwa gaarka loo leeyahay ah, waxaanu shilkan oo kamarad ku taala Jidku duubtay uu ka dhacay dalka Shiinaha.
Gaadhi xamuul sida shixnad qoryaha tiirasha ah ee waaweyn, ayaa ku dul dhacay gaadhi yar oo kuwa gaarka loo leeyahay ah, waxaanu shilkan oo kamarad ku taala Jidku duubtay uu ka dhacay dalka Shiinaha