Waraysi Toos Ah oo BBC-du la lahayd khabiir arrimaha Kuuriya ka faalooda, ayaa khal khal ku dhacay oo ay kala kiciyeen carruur aan waxba kala socon xaalada iyo waraysigan tooska hawada ugu jira.

0
Sunday March 12, 2017 - 11:28:40 in by salman abdi
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waraysi Toos Ah oo BBC-du la lahayd khabiir arrimaha Kuuriya ka faalooda, ayaa khal khal ku dhacay oo ay kala kiciyeen carruur aan waxba kala socon xaalada iyo waraysigan tooska hawada ugu jira.

    Waraysi Toos Ah oo BBC-du la lahayd khabiir arrimaha Kuuriya ka faalooda, ayaa khal khal ku dhacay oo ay kala kiciyeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraysi Toos Ah oo BBC-du la lahayd khabiir arrimaha Kuuriya ka faalooda, ayaa khal khal ku dhacay oo ay kala kiciyeen


carruur aan waxba kala socon xaalada iyo waraysigan tooska hawada ugu jira, kuwaas oo si lama filaan ah u galay qolkii baahinta toosku ka socotay ee BBC-da.

 

Professor Robert Kelly oo si toos ah looga waraysanayo xiisada siyaasadeed ee Koonfur Kuuriya ayay u soo galeen labo carruur ah oo u dhalay, kuwaas oo ka khal khaliyay xogtii uu bixinayay, qadar il bidhiqsiyo ahna wareeriyay, balse ugu danbayntii hooyadood ka soo gaadhay.