Xoghayaha arimaha dibada dalka UK socdaalka uu maanta ku soo gaadhay Muqdisho oo aanan horay loo sii shaacin, ayaa mar kaliya laga warhelay.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain Boris Johnson ayaa saaka socdaal lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho.
dowladaha taageerada siiya dowladda Federalka Somaliya ee fadhigeeda uu yahay Magaalada Muqdisho.
Socdaalka Xoghayaha ayaa lagu sheegay in uu la xidhiidho arimo ku saabsan Abaaraha ka jira Somaliya iyo sidoo kale Shirka Bisha May lagu qaban doono Magaalada London.
Xoghayaha arimaha dibada dalka UK socdaalka uu maanta ku soo gaadhay Muqdisho oo aanan horay loo sii shaacin, ayaa mar kaliya laga warhelay diyaaradii uu la socday oo Garoonka Aadan Cadde ka soo degtay.
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Somaliya ayuu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Xoghayaha arimaha dibada dalka Britain ee soo gaaray Magaalada Muqdisho.
UK, ayaa ka mid ah
dowladaha taageerada siiya dowladda Federalka Somaliya ee fadhigeeda uu yahay Magaalada Muqdisho.
Xigasho: Universaltv.